السبت، 8 يونيو 2013

Ku soo Dhawaad Blogg Kaygaan cusub.

Maantay oo ay  taariikhdu tahay 8. Bisha 6. 2013 ayaan  ayaa  waxaa  suuro  gashay in aan  ku soo  biiro barta Blogger yada  Interterka  ee ay  dad badan isticmaalaan.
 Waxaan rajaynayaa  Inshaa allaa  in aad  kala  socontoon taan  wixii  akhraabaad ah oo igu saabsan iyo maqaalada  iyo Eray maalmeedyada aan qoro.

Alle ayaa mahad leh   Adinkuna  waa  mahadsantihiin .
Soomaali ha  Noolaato .

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق